Masuul kale oo katirsan dowlada Iran oo laga helay Cudurka Caronavirus

Dalka Iran waxaa ku faafaya cudurka halista ah ee Caronavirus, waxaana Xukuumada Tehraan bilowday dadaalo badan oo looga hortagayo in cudurkaasi kusii faafo guud ahaan Jamhuuriyada Iran. Wasiir kuxigeenka Caafimaadka dalka Iran iyo masuul kale oo katirsan dowlada Iran ayaa horey loo shaaciyay in uu haleelay cudurka Caronavirus, waxaana masuuliyiintan lagu karantiilay xarun xaaladooda caafimaad … Continue reading Masuul kale oo katirsan dowlada Iran oo laga helay Cudurka Caronavirus